Adeegyada Suuq-geynta Dijitaalka ah

252Digital waxay halkan u joogtaa inay ganacsigaaga gaarsiiso heerka ugu sarreeya ee suuq-geynta dijitaalka ah! Waxaan ku siinaynaa adeegyo dhameystiran oo suuq-geyn oo kaa caawinaya inaad si fudud uga dhex muuqato suuqa, soo jiidato macaamiil cusub, oo aad u dhisto sumcad xooggan.

Adeegyada bixino

Online Courses

Web design / development

Digital marketing

Graphic design

Voice over

Archcad design

Adeeg tayadiisa Sareysa

waxaa kuudiyaar ah asxaab udiyaarsan shaqada ay qabanayaan ayagoo professional ku ah fieldgooda, si aan adeegyadaada uxalino sida ugu dhaqsiyaha badan whatsappka nagala soo hadal

Our Mission

Hawlgalka Hadafkayagu waa inaan ku xoojino shakhsiyaadka waxbarashada anagoo siinaya koorsooyin dhamaystiran, tayo sare leh oo daboolaya xirfado kala duwan iyo baahiyaha horumarinta xirfadeed. Waxaan aaminsanahay in qofku ku barto afkiisa hooyo ay kor u qaaddo fahamka iyo ku haysashada, taas oo ah sababta dhammaan koorsooyinkayaga lagu bixiyo Soomaaliga.

Our Vission

Si ay u noqdaan hormuudka waxbarashada e-e-Learning ee dunida looga hadlo Af-Soomaaliga, iyada oo bixisa koorsooyin kala duwan oo awood u siinaya shakhsiyaadka si ay u gaaraan yoolalkooda shaqsi iyo kuwa xirfadeed

High Quality Courses

Waxaan bixinaa courses high quality ah oo aad kubaraneeso xirfado kala duwan sida forex, graphic design iyo video editing

Qaabka isdiiwangelinta

Courses

Halkaan kadaawo courseska udambeeyay

Frequently Asked Question

maxaad nagu dooranee?

Adeeg hufan iyo asxaab udiyaarsan shaqa walba oo digital marketing ah

Adeeg gooni ah

qasab ma ahan dhamaan adeegyada digitalka inaad iibsato hadii hal adeeg oo kaliya aad ubaahantahay waa laguu adeegaya 

Courses?

Haa courses waan bixinaa sida forex, graphic design, video editing

Whatsapp

Si aad noola soo xiriirto calaamada whatsappka kudhuffo

Posts